Soo Koobidda Buugga النباهة والاستحمار ee uu Qoray Dr Cali Shariicatii


Sannadkii 2019 kii ayaan dhowr buug ka akhriyay qaar kamid ah mashruucyadii aqooneed ee Dr: Cali Shariicatii. beryahaas waxa aan xiisa badan u qabay in aan ka gun gaaro oo aan akhriyo dhammaan qoraallada Diktoorka inta aan heli karo, ha yeeshee mowjado mashquul ah ayaa isku key hor gudbay, oo waan ka gaari waayay in aan tiigsado yoolkaas aan degsaday. ugu dambeyn sannadkii tegay dhammaadkiisa ayaan markale fursad u helay in aan haddana isku dayo in aan akhriyo shaqooyinka diktoorka. 

Buugaagtaan markale dib u furay waxaa ku jiray buugga hoose ee Alnabaahatu wal istixmaar oo uu Dr Cali ka qoray mowdduuc muhiim u ah bulsho kasta oo la dhibtooneysa dhaqan xumada ka timaadda dhanka madaxda.

Haddaba linkiga hoose waxaan idinkula wadaagayaa soo koobidda buuggaas ee ka bogasho wacan.

https://drive.google.com/drive/folders/10wohTJ9KKj0sMmf5FHwYkkkFE-rpbSnG?usp=sharing

Comments

  1. Goffeynta saxibkey Abdiwahaab waa mid aan ugu mahadcelinaayo. Xaqiiqadii wuxuu si xeeldheera iyo farashaxanaysan inoogu soo gudabiyay muhiimada buuga. Aniga ahaana waxaan bartay qoraa cusub iyo cilmi cusub mahadsanid saxib.

    ReplyDelete

Post a Comment